Sunday, January 31, 2010

Ma shukaansiyaa mise waa shacatiro?

Hadaadan arag Mahubo iyo Oday Shirwac, Qosol ayaa Kuu dhiman. Riix hoos oo fiirso labadooda oo shakeysanaya.

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/qosol/pqYT50IiqaE.html (view on Google Sidewiki)

Ruwaayad. Waxyar oo Qosol ah. Ila Qosol - Miigane

Waa Ruwaayad Fixda Kaa Dhameyneysa oo dhulka aad la dhacayso qosolka. Daawo linkiga hoose riix.

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/qosol/v0A65sS3gwY.html (view on Google Sidewiki)

Janan - Abdi oo Qaadaya Hees aan Caadi ahayn. Daawo

Gulaad Production oo soo habeysay video laga duubay fanaanka caanka ah Cabdi Janan oo ku luuqaynaya hees. Daawo Video-yga

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/gzV_-BRwdvU.html (view on Google Sidewiki)

Prime Minister Raila Odinga is assuring Kenyan Somalis that their rights will be protected by the government

Soomaalida Kenya ayaa dhowaan nabad gelyadoodii gashay cariiri kuwaasoo qaarkood la dhigay xabsi. Dhowaan ayaa ra'iisul wasaaraha Kenya Raila Odinga fagaare qudbo uu ka jeediyay Nairobi ku sheegay in Soomaalida dalka kenya ku nool la ilaalin doono xaquuqdooda bani aadanimo. Halkaan hoose ka daawo video arinkaa ka hadlaya. waa www.waatv.com

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/RmADNnfy2G0.html (view on Google Sidewiki)

Faadumiina iyo Fanaaniinta - by Banooda Media presents - Duba UAE

Heeso macaan oo laga qaaday soo dhoweyntii fanaanada aan "caadiga" ahayn Faadumiina. Daawo

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/iKAOEBLRj4w.html (view on Google Sidewiki)

Gabdho Soomaali ah oo Sameenaya dharka gabdhaha ku dabaashaan

Gabdho degan New Zealand ayaa soo saaray dhar ay gabdhaha muslimiintu ku dabaashaan, loo yaqaan 'the Mukiini" kaasoo ah mid ay u arkaan inuu asturayo gabdhaha marka ay ku dabaalanayaan xeebaha publigga ah. Daawo video sharaxaya

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/e8zDIvTETEY.html (view on Google Sidewiki)

Saturday, January 30, 2010

Ma runbaa in nin Somali Lander ah sameeyay Diyaarad?

Sida video-gani ku tusayo waxaa wiil reer waqooyi ahi sameeynayaa diyaarad helicoptor ah. Diyaaraddan ayuu farsameynayaa kadibna kicinayaa. Bal fiirso - riix linkiga hoose.

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/layaab/PjL6xBBQ8ps.html (view on Google Sidewiki)