Telefishinka UniversalTV ayaa dhowaan ka soo diyaariyay warbixin ku saabsan xaalada xilibaanada baarlamaanka kuwaasoo ku go'doonsan magaalada Neeyroobi maadaama loo heysto lacago farabadan oo deyn ahaan ugu deganayaan hotelladii ay deganaayeen bilihii ugu dambeeyay. Waxa ay ku heshiiyeen inay isbuuc gudahiis ugu laabtaan magaala madaxdii laga sugayay. Su'aasha waa, ma bixin doonaan lacagta deynta ah mise waa ka dhuumanayaan? Hoos ka daawo video-gan
in reference to: http://www.waatv.com//0/video/Sonna.net/QroGRGcK0SU.html (view on Google Sidewiki)Thursday, February 4, 2010
Sir Aad Ku Hesho Shan Doolar Markastaa Qof U sheegto
Walaal maanta waxaan ku tusiyaa si aad u fudud oo aad u heli karto shan doolar markastaa oo qof kale aad ka dhaadhiciso sirtan yar ee aan kuusoo bandhigi doono. Adigoo Sii Aqrinaya Riix Linkiga Hoose ama http://www.ctoz.net Hadda Isoo Gaar
in reference to: http://www.ctoz.net/ (view on Google Sidewiki)Five Dollars, Five Dollars, Five Dollars! FREE - FREE Five Dollars For You
If You think I am ranting, Just try following the link given below - You can make Five Dollars again and Again and Again..unlimited times every two minutes or less - Easy way to make money --- Just go to http://www.ctoz.net and follow the easy simple steps... I recommend you do it right now!
in reference to: http://www.somchat.com/ (view on Google Sidewiki)Puntland Threatened by Alshabaab? Says CBC report
This video reports that the self declared state is threatened by the Islamic group, Alshabaab. Watch link below
in reference to: http://videos.dalkanews.com/content/view/449/37/ (view on Google Sidewiki)Abdi Faarax Saciid Waayo? Maxuuse u Qabtay Puntland?
Ninkan Abdi Farah Said oo kaalin sare ka haayo maamul goboleedka Puntland ayaa sheeganaya inuu kaalin weyn ka qaatay dib u dhisidda Puntland. Ninkaan oo ah Minister of Education ahna Canadian Citizen ayaa ka hadlaya kala duwanshaha Somalia. Ninkaan ayaa sheegaya in Koonfurta Soomaaliya ay afduubatay magaca dalka isagoo kala qeexaya sida ay Puntland uga duwantahay qaybaha kale ee dalkeena. Daawo CBC oo warbixin dheer kasoo duubtay arinkaan. Gaar Dalkanews ama linkiga hoose - Waa barnaamij xiise leh.
in reference to: http://videos.dalkanews.com/content/view/449/37/ (view on Google Sidewiki)Soomaalida Ingiriiska U.K oo Lacag Aruuris u Bilaawday Paul and Rachel
Waxaa layaab leh in dowladda Ingiriisku ku gacan seyrtay codsigii labada laheyste ee Paul and Rachel oo ahaa in laga soo daayo Burcad Badeedka. Sidoo kale waxaa kasii yaab badan Soomaalida joogta Ingiriiska oo labadaas Ingiriiska ah u uruurinaya Lacagta Madax Furashada. Video BBC kasoo diyaarisay arinkaan hoos riix oo daawo (Dalkanews.com)
in reference to: http://videos.dalkanews.com/content/view/448/37/ (view on Google Sidewiki)Wednesday, February 3, 2010
India's A.R. Rahman is Stage Shy - Wins a Grammy and Runs of Stage.
Twice this guy runs off the stage in less than ten seconds after accepting his grammies. This is a well know song writer and singer in bollywood and now all over the world after success of Slum Dog Millionaire -- watch A.R. Rahman accepting grammies.
in reference to: http://www.waatv.com//0/video/pmpZ_Mv_kH8/pmpZ_Mv_kH8.html (view on Google Sidewiki)