Wednesday, March 10, 2010

Amiirka Dalka oo Laga Wareystay Paul and Rachel Chandler Xaaladooda Halka Ay Ku Suguntahay

Shiikha oo u waramaya is gaarsiinta caalamka ayaa sheegay in dhaq dhaqaaq suuban ku socdo soo deynta lamaanayaasha Paul and Rachel Chandler. Daawo vidyo ah halkii wareysugu ka dhacayay.

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/eboXfIueR-E.html (view on Google Sidewiki)

Tuesday, March 9, 2010

Sawirrada Booqashada Amiirka dalka Ka Daawo halkaan

Booqashada uu ku gaaray dalka Ingiriiska Amiirka dalka, ayaa ah mid aad usugu dhacaysa oo heer sare ah. ChatHam House ayuu qudbo dheer ka jeediyay. Sawirro laga soo qaaday booqashada Amiirka ka daawo linkiga hoose.

in reference to: http://videos.dalkanews.com/content/view/490/37/ (view on Google Sidewiki)

Monday, March 8, 2010

Young somali mc, rapper , "sketch" puts out 'The Take Over - SIngle

This is as hot as it gets ladies and gentlemen, this guy Sketch is real and should be watched carefully! - Check out the new single out of his mix tape The Take Over now titled the same! Watch the Take Over here -

in reference to: http://www.somchat.com/2010/03/sketch-ft-kodie-takeover-is-on.html (view on Google Sidewiki)

Sunday, March 7, 2010

Saado Ccali Warsame - Hees - aan Kuu Taliyo aan Wada Tashano aan isku Tashano -

Waxaan Rabay inaan tan gardaadiyo - fadlan daawo heestan hadii aadan weli fiirsan. Waa hees aad u qosol badan. Balse is weydiin waxaa mudan maxay kala jeedaa erayada ay ku hadleyso Saado? Ma wadaninimo mise qabyaaliistenimo? Ma buunbuunin dhibaatada haysata koonfurta dalka? Mise ceebeeyn qabiilka Hawiye oo waxna qabsan karin hadii wax kastaa faraha loo geliyo? Adigu ka hadal markaad heesta aragto - riix linkiga hoose

in reference to: http://www.somchat.com/2010/03/saado-ccali-warsame-hees-aan-kuu-taliyo.html (view on Google Sidewiki)

Saturday, March 6, 2010

HOT EVENT IN LONDON - Brunel Somali Assosiation Event - By Himilo Media

Brunel Somali Assosiation Event - By Himilo Media . Brunel Somali Students assosiation organised event on 04.March.2010 to bring together number of students from different universities around London. The event covered many aspect of Somali related issues a well as bringing the positive image of somali community. See the Video of the event highlights.

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/q0gKc0VxarE.html (view on Google Sidewiki)

Dur Dur - Heesta Afrikaay Madoow - 1990 - Bandhig Faneed iyo Hees aan Caadi Aheyn

Waxay ahayd dhowr sano ka hor qaxii looga kala cararay caasimadda kadib markii jaale Siyaad lagula hertamay, goortii Dur Dur ay u shidneed. Nasiib daro kooxdaan oo xamar ukala xirneed ayaa bugtii ku dhacday, sidaa darteedna jiq ku noqotay talo. Balse intii ay iyagu tumayeen muusiga dhigayeenna bandhig faneedyada lala dhacsanaa wagaas, ayay ahayd xilli qofkastaa oo xiisaaya fanka uu la dhacsanaa sida quman ee Dur Dur iyo Iftin u tartamayeen. Waa tanaa hees 1990, waa wax yar ka hor qixii, la qaaday iyadoo ka mid aheyd heesaha Dur Dur waagaa qaadi jirtay. Hoos ka gal heestan.

in reference to: http://www.waatv.com/ (view on Google Sidewiki)

Tuesday, March 2, 2010

Dhulgariir ka Dhacay Dalka Chile oo Qasaaro Xoog Leh Keenay

Ka daawo video-gan sawirrada dhibaatada heysata dalka Chile kadib markii dhulgariir 8.8 rs oo ka dhacay dalkaas dhamaadkii bishii feebaraayo. Hoos ka daawo video-ga ku tusaya qasaarooyinka farabadan ee dalkaas ku yimid

in reference to: http://www.waatv.com//0/tag/KAKbWfU4nGw.html (view on Google Sidewiki)