Wednesday, March 17, 2010

Somalida London oo Laga horkeenay Poolis Soomaali u dhalatay

Waxaa beryahan ku soo biiray jaaliyadda Soomaaliyeed ee reer London, U.K waxyaalo horey loo arag oo ah in dad iyaga u dhashay ay noqdeen pooliiska magaaladaas. Aqriso warkaan Riix hoos.

in reference to: http://www.somchat.com/2010/03/dowladda-hoose-ee-london-uk-oo.html (view on Google Sidewiki)

Yaabka Alshabaab. Waayaha Cusub. Hees ay u qaadayaan Alshabaab

Heestan cusub oo dhowaan Waayaha Cusub soo saareen ayaa ah mid ay ku dhaleeceynayaan ururka Alshabaab oo ka dagaalama dalka. Heestan waxaad ka daawan kartaa bogga hoos ku xusan.

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/LF4IE2peMzU/LF4IE2peMzU.html (view on Google Sidewiki)

Kooxda Waayaha Cusub oo Hees Cusub u Qaaday Alshabaab

Kooxda heesa ee Waayaha Cusub ayaa dhowaan soo saaray video heeso cusub oo ay u qaadayaan ururka Alshabaab ee ka dagaalama dalka Soomaaliya. Heestan la magac baxday No To Alshabaab ayaa ah mid ay ku dhaleeceenayaan Alshabaab iyagoo aan waxna u reeban. Halkaan ka daawo heesta. Riix hoos Ref: linkiga oo daawo video-gan cusub

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/XoytzriWWfY/XoytzriWWfY.html (view on Google Sidewiki)

Monday, March 15, 2010

Warbixin Ku Saabsan Miisaaniyadda Puntland Somalia ee 2010

Miisaniyadda uu Madaxweyne faroole iyo Wasiirkiisa Maaliyadu u gudbiyeey in lagu dhaqmo halka sanno ee 2010, waxa ka muuqatay sidaan horey usoo bayaaminayba inaan la isku hawlin oo saacadda u dambeysa inta tii hore la soo qaato lambarada uun la kala beddelay iyada oo aan cidna la gala tashan khaasatan wasaaradaha iyo golayaasha ay khuseeyso. Ka Aqriso Warbixintan Somchat.com Riix Ref: Linkiga hoose

in reference to: http://www.somchat.com/2010/03/miisaaniyadda-2010-ee-puntland-oo-kaa.html (view on Google Sidewiki)

Jaalida Soomaaliyeed ee Reer London oo Madaxweyne Shariif Ka Qaylisiiyay - Suaalo Badan Weydiiyay

Wareysi ay reer U.K London ku heleen Shariifka ayaa waxa ay weydiiyeen su'aalo aad loogu baahnaa kuwaasoo madaxweynuhu jawaabo ka tufay. Daawo video laga soo duubay kulankaas taariikhiga ah. Ref linkiga riix hoos ku yaala.

in reference to: http://www.somchat.com/2010/03/maxuu-yiri-sh-shariif-sh-ahmed-suaalo.html (view on Google Sidewiki)

Friday, March 12, 2010

Urur Diimeedka Alshabaab oo Dib Ula Wareegay Hotelka Global ee Magaalada Muqdisho March 2010

Hoos waxaad ka daawataa afhayenka Alshabaab Dheere oo ka qudbeynaya Hotelka Global kadib mar ay ka qulquleen ciidamada Dowladda ayna kusoo wareegeen Alshabaab

in reference to: http://www.somchat.com/2010/03/alshabaabka-oo-dib-u-qabsaday-hotel.html (view on Google Sidewiki)

Wednesday, March 10, 2010

Somali Music, Mogadishu 1990 Dur Dur Band song by Abdi Nasir " Ladaneey"

Waa video Heestii macaaneed ee Ladaneey iyo fanaankii codkiisa macaanaa ee Abdi Naasir, Kooxdii sagaashameeyadii ku leheed fanka ee Dur Dur. Daawo riix Hoos.

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/nht_qx73Rwo.html (view on Google Sidewiki)