Tuesday, June 15, 2010

Somalia's Child Soldiers: Children Carry Guns for a U.S. Ally

More and more children are being recruited to become soldiers by Somalia's transitional government, which is partially funded by the U.S. taxpayer. Some of them are as young as nine years old. Watch New York TImes Report Exclusive

in reference to: WaaTV.com Video: somalia - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Baaba'a iyo Burburka dalkeena - Sawirro aad u calool xumo badan oo laga soo Aruursho Muqdisho

Qofkii nool waqtiga nabadi ku soo laabato, waxaa taariikh u noqon doonto sawirdan aad ka arki doonto video-ga halkaan ku jira oo ah kuwo laga soo aruuriyay Soomaaliya. Daawo.

in reference to: WaaTV.com Video: somali - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Waa Xaflad kadhacday Xaafada Southall ee galbeedka Magaalada London 13/06/2010,

Xafladaas oo ay soo qabanqaabiyeen Qaar kamid ah Jaaliyada Jubooyinka. Hoos ka daawo videoga

in reference to:

"Waa Xaflad kadhacday Xaafada Southall ee galbeedka Magaalada london 13/06/2010, Xafladaas oo ay soo qabanqaabiyeen Qaar kamid ah Jaaliyada Jubooyinka."
- WaaTV.com Video: somali - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Saturday, June 12, 2010

Should Little children be allowed on Youtube?

You tube should not allow children under certain age to appear on you tube. Here is a big reason why!

in reference to: WaaTV.com Video: music - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Friday, June 11, 2010

Wiil reer xamar ah oo yahuud banaan baxeysa Caay ugu dhaqaaqay - Video qosol leh - ka dhacday Helsinki

Magaalada Helsinka ayaa mar ay dad yuhuud ah banaanbax ka sameeynayeen waxaa soo ag maray wiil u eg in uu xaafadda yaaqshiid ka yimid. Waxuu caay u dhaqaaqay dad meesha joogay oo yahuud ahaa. Mid kaamiro duubanayay banaan baxa ayaa dareemay in ninkaani uusan ku faraxsaneen waxa ay yuhuudu meesha ka sameynayaan. Kadib ayaa kaamiradii lagu wareystay wiilkii. Daawo waxa uu sheegayo. Nin geesi ah. Hoos riix

in reference to: WaaTV.com Video: somali - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

k'naan waving flag-beyond nations, collour, clan and gender.

Somalia lost in a ocean of polics and become the only nation in the world clasified to be "the failed state", that is nice way of saying "bankrupt state". On 11-06-2010 for few seconds, at least, billions of people realiZed that Somalia still exists. I can honestly say, although Somalia didn't qualify for World Cup tournament, it was the shining star of the event. We want thank K'naan, for showing patriorism and maybe many hating Somalis and clanish people will realise that world have moved beyond clan. We could see how simple lyrics could unite different nations, collour and gender... Let it be a lesson for clan oriented Somalis!!!

in reference to: WaaTV.com Video: somalia - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Saturday, June 5, 2010

Warbixin Dheer (Audio) ku Saabsan heerka Internetka Afrika

Warbixin- isbad badelka adeegga internetka ee qaar kamida dalalka qaaradda afrika, iyo halkuu caalamka ka joogo.

Warbixin- Waa sidee xaalada helitaanka adeegga Internetka ee Soomalida ku dhaqan dalka Yemen.
Wareysi- Waa side helitaanka xaaladda internetka ee dalka Kenya, maxaase is badalay tan iyo sanadkii 2000 oo ahayd wakhtiyadii xarumaha bixiya internetka kuwoodii ugu horeeyay laga furay caasimadda Nairobi.

Dood gaaban- Sidoo kale waxaad maqli doontaan qeybtii 2aad ee Dood ku saabsan sida inta badan xirfadlayaasha Soomaalidu uga faaideystaan adeegsiga internetka.

Waxaad Barnaamijkaan ka dhageysan kartaa boggaan qeybtiisa hoose.

Hoos ka Dhageyso Radio Bar-Kulan oo Warbixntan soo diyaarisay - Hoos riix

in reference to: Soomaalida iyo Tiknoolajiyadda Maanta. | Bar-Kulan (view on Google Sidewiki)