Heesta oo ay Qaadayaan Ah Abdi (Is Xanaji) iyo Shamsa Foot. Eraydii Shamsa Mohamed Foot iyo Laxankii Abdirahmaan Sheikh Ahmed Gaas. Musigii Ahmed Salah. Daawo (Hoos Riix)
in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/07lImYo1fzI.html (view on Google Sidewiki)Sunday, January 31, 2010
Masawirrada Sh. Shariif oo La Kulmay Mas'uuliyiin Ka Socda Dowladda Mareykanka
Hoos Riix oo Fiirso Sawirada
in reference to: http://www.dalkanews.com/news.php?readmore=5764 (view on Google Sidewiki)Aar Maanta Dhadhami - Live Performance
Live performance of Dhadhami. This song is taken from Aar Maanta's album Hiddo & Dhaqan which is available to buy on iTunes, Amazon, CD baby and all other digital stores.
in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/dxWbRhcdyHI.html (view on Google Sidewiki)Qaylo Dhaan - Wiil Ka Jawaabaya Heestaas oo Tirinaya Tix-dan hoos Ku Qoran
Ayaamahan waxaa dadka badankood isku taxalujinayaan inay ra'yigooda ka dhiibtaan xaaladda dalkeenu ku sugan yahay iyo naxariis darada ka socota. Waxaa isoo gaartay email ow iisoo diray wiil aan saaxiibo nahay waxa uuna yiri.
"Asxaabeey waan idin salaamay dhamaantiin waxaan rabaa inaa halkaan idiin ku soo gudbiyo afareey gaaban.
waxaana tiriyay anigoo ah
M****** ****** Cabdulle (Jaariqo)
Waxaa igu dhaliyay tixdan gaaban inaa tiriyo maalin ayadoo eey barqo tahay ayaa asxaabta qof ka mid ah ii soo diray miraha heesta " QAYLO DHAAN" Anoo is leh bal aad xoogaa ku darsatid ama ka jawaabtid ayaa ilaahay intaan maskaxdeeyda garawsiiyay kana yeersiiyay afkeeyga.
miruhun waa sidatan
Qaylo dhaani nooma dhimana.
Qaadirkooow na qaarqabo.
Qiimo beeshay qarannimadii.
Kuwii qumanaa la qoor goo.
Qalbi laawe iyo midaan khayr
Lahayn baa qaribaya dhul keenii.
Kuwa qumman dad keeygoow.
Qabiil ma is ka xoornaa?
Qarannimo ma u dhaqaaqnaa?
Quluubta ma is ku xaarnaaa?
Qeyrkeen naga reebtay qabyaaladuye.
Seven Million Dollars Must Be Paid! Why?
This is not the best story you've heard! It is a shame for us. But read it by following the link below.
in reference to: http://videos.dalkanews.com/content/view/442/37/ (view on Google Sidewiki)Ma shukaansiyaa mise waa shacatiro?
Hadaadan arag Mahubo iyo Oday Shirwac, Qosol ayaa Kuu dhiman. Riix hoos oo fiirso labadooda oo shakeysanaya.
in reference to: http://www.waatv.com//0/video/qosol/pqYT50IiqaE.html (view on Google Sidewiki)Ruwaayad. Waxyar oo Qosol ah. Ila Qosol - Miigane
Waa Ruwaayad Fixda Kaa Dhameyneysa oo dhulka aad la dhacayso qosolka. Daawo linkiga hoose riix.
in reference to: http://www.waatv.com//0/video/qosol/v0A65sS3gwY.html (view on Google Sidewiki)