Saturday, February 27, 2010

Sheekh indhoole ah iyo caruurta All Shabab

Waa Video ay dhalinyar Alshabaab ah ka soo duubeen Shiikh oday indhoole ah ay qabteen oo ay ku eedeynayaan inuu Soomaali ah Axmadiya u yahay Shiikha ugu weyn iyagoo weydiyay su'aalo aad cajiib u ah oo lagu handadayo. Shiikhan oo cabsi weyn heyso hadana si raganimo ah ugu jawaabaya daawo riix linkiga ref: hoose.

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/frPbTNJi_lI.html (view on Google Sidewiki)

Friday, February 26, 2010

Geesguud.com oo aan Si Gaar Ah u Eegay iyo Ka Warbixinteeda

Webka Geesguud.com waa mid dhowr bilood (SInce October of 2009) ka hor soo baxday hase yeeshee beryahan dambe soo caan baxeysa. Waxaan rabaa inaan il gaara ku fiirsho oo kasoo warbixiyo sababaha keenay inay si xowli ah ku soo caan baxdo beryahaan dambana noqoto mid dad farabadan ay wararka, music-ga iyo waxyaabo kale si toos ah ugu tagaan. Hadase, bal ila fiiri webka riix linkiga hoose.

in reference to: http://geesguud.com/gs/ (view on Google Sidewiki)

Thursday, February 25, 2010

Cabdisalaan Ciyaaryahan Ka Dheela EPL oo Liverpool La Dheelay

Ciyaaryahanka soo ifbaxaya ee ciyaara Kubadda Cagta kaaso ka ciyaara liiga aduunka ugu caansan ee la yiraah English Premier Leauge lagana daawado aduunka dacalihiisa oo dhan ayaa dhowaan u soo saftay kooxda 4-raad kaga jirta EPLka ee Manchester City. Waxa Man City ay la dheelayeen Liverpool oo iyadana ah kooxda ku heysata booska 4-aad, ciyaartaasna waxa ay xiiso u leheed dadkeena maadaama la soo safay wiilkan u dhashay dalkeena ee loo yaqaano Abdisalam Abdulkadir Ibrahim "Adai" - Maqaal dheer oo ay ka qortay web site ka calanka.com waa kanaa ee hoos ka aqriso.

in reference to: http://www.calanka.com/warka/articleSPORT30.htm (view on Google Sidewiki)

Wednesday, February 24, 2010

Amanda Lindhout Appears again!

The Canadian Journalist, who was kidnapped in Somalia, and recently released, now talks to Somalis in Calgary! Watch the video.

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/ipX34n9rBHo.html (view on Google Sidewiki)

Ugaaska beesha Ciise oo Barxad Banaan loogu Duub saaray

Beesha Ciise oo ah Soomaali degta Jabuuti ayaa mar dhow dooratay Ugaas. Daawo fidiyoowgan ku tusaya doorashada ugaasyada Soomaaliyeed

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/w3Bds3bTM_o.html (view on Google Sidewiki)

Exclusive New Interview with the Pirates Holding the British Couple Paul and Rachel Released Feb 24, 2010

This Audio tape is new but is in native language and is being translated right now. Here is the audio tape, listen to the Interview with the pirate leader

in reference to: http://videos.dalkanews.com/content/view/477/37/ (view on Google Sidewiki)

Gedow Cali - The Leader of The Somali pirates Holding Paul and Rachel Chandler Interviewed on Telephone on 25 Feb, 2010

New Interview on Auido Feb 24, 2010 of the Somali Pirate Leader Gedow Ali holding the British captives released. Here is the audio tape.

in reference to: http://videos.dalkanews.com/content/view/477/37/ (view on Google Sidewiki)